dhaqdhaqidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhaqdhaq². ld dhaqdhaq¹ (3).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhaqdhaqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Wax yar oo dufan ah ama caano ama biyo ama wax la mid ah oo wax lagu agloolo ama lagu xalo. 2. Caano ama biyo yar oo weel salkiisa ku haray. 3. ld dhaqdhaqid.Dhawr jeer biyo ku xalid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0