dhaqlayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhaqlee. ld dhaqlays.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhaqlee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -leysay)

Macnaha:

  1. Si kibir iyo maangaabnimo ku jirto u dhaqmid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhaqlays

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhaqlayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur