dharaarasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dharaaro. ld dharaarad (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dharaaro

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Macnaha:

  1. Waqti dharaar ah wax cunid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur