dharaaroomanayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dharaaroomanee.

dharaaroomanee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-neeyay, -neysay)

Macnaha:

  1. Xoolo aroor ah ama dhaan oo aan weli ceelkii gaarin meel ku nasin.