dharaboobid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dharabow².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dharabow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Cudur cagaha dadka ka gala oo u yeela barar iyo dildillaac oo ka dhasha dhiriqda iyo dhoobada.
  2. Wax cudurka dharabowgu cagaha uga dhacay noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur