dharabsanaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dharabsan. ld dharabsanaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
dharabsanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:Wax qoyaan yar gaaray ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
dharabsanaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld dharabsanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00