dharabsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dharabso. ld dharabsad, dharabsi.

dharabso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Maro, saan iwm qoyaan yar ku shubasho.

dharabsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dharabsasho.

dharabsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dharabsasho.