dharaqsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dharaqso. ld dharaqsad, dharaqsi.

dharaqso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Candho dharaq ka maalid ama ka nuugid.

dharaqsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dharaqsasho.

dharaqsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dharaqsasho.