dhararsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhararso. ld dhararsad, dhararsi.

dhararso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Wax la sugayey raagsasho.

dhararsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhararsasho.

dhararsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhararsasho.