dharbin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld dharbis. eeg dharbi. 2. ld dharqin.

dharbis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dharbin.

dharbi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Biyo yar wax ku qoyn. 2. Qof ulayn. 3. ld dharki.

dharqin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dharqi. ld dharbin (2).