dharra'

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-'aa, -'ayd)

Macnaha:

  1. ld dharla'².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dharla'

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Kubka dhankiisa hore ee hilibku ku yaryahay; xoog.
  2. Qof qaawan ahaansho. ld dharra
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur