dharxirasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. eeg dharxiro.

dharxiro

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Macnaha:

  1. Habka dharka u lebbisasho.