dhashuunQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dhacaan adag oo meel bugta ka yimaada; malax, milil. 2. ld dhashuumid.Meel bugta dhacaan adag ka imaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhashuumidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhashuun². ld dhashuun¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0