dhasiig

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dhega-adayg. 2. ld dhasiigid ld dhansiig¹.
  2. Wax ka dhega-adaygid. ld dhansiig².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhega-adayg

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dabci qof leeyahay oo u diida in si sahlan ku fulin waxa loo diray. ld dhega-adkaan.
  2. Ku dh.: cid wax loo diray fulin waayid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhansiig

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhasiig¹.
  2. ld dhasiig².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur