dhawrso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Xumaan, ceeb iwm iska ilaalin. 2. Wax ka cabsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur