dhaxalgelidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhaxalgal². ld dhaxalgal¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhaxalgalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dh. ah: wax waxtar weyn oo loo aayo leh. 2. ld dhaxalgelid.Wax waxtar weyn leh noqosho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0