dhaxalwareegQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Cid waxay dhaxal u leedahay sida hanti, dhaqan iwm oo ka dhuma. 2. ld dhaxalwareegid.Cid waxay dhaxal u lahayd dhumid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhaxalwareegidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhaxalwareeg². ld dhaxalwareeg¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0