dhaxalwareejin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhaxalwareeji.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhaxalwareeji

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Cid wax ay dhaxal u lahayd ka dhumin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur