dhaxlanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhaxlan. ld dhaxlanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhaxlan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax la dhaxlay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhaxlanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld dhaxlanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur