dhaxlidda astaamaha

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Xirafadda gaarka ah ee noole kororsaday inta uu noolyahay wuxuu u gudbin karaa caruurta uu dhali doono; fikraddaan cilmi ahaan ma aha mid sax ah ama rumowda.