dhayalid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhayal². ld dhayalis².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhayal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Cayaar; kaftan. 2. ld dhayalid. ld dheyal¹.
  2. Cayaarid, kaftamid. ld dheyel².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhayalis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dheelin.
  2. ld dhayalid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur