dhayasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhayo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhayo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-yaday, -yatay)

Macnaha:

  1. Meel bugta daawo marsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur