dhayuure

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Kulaylka qorraxda ee waqtiga duhurka. ld dhayuurad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhayuurad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhayuure.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur