dhebed

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Haan biyood bir ah; fiin; galaw.

fiin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Jaad ka mid ah shimbiraha oo leh qaylo dheer oo meel fog laga maqlo, dadkuna rumaysanyahay inay ka digto colaad ama roob badan; galaw, dhebed. 2. Geed, buur iwm. meeshooda ugu sarreysa. 3. Kuul yaryar oo haweenku xirto.