dhedeysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhedeyso. ld dhedeysad, dhedeysi.

dhedeyso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Socod habeen haween ugu haasaawo tegid.

dhedeysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhedeysasho.

dhedeysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhedeysasho.