dheecaan-gaastarig

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (dhecaanno ..., m.dh) (c.nafl.) Iskujir asiidhan oo ka kooban cusbooyin aan orgaanik ahayn, haydarookoloorik asiidh, iyo insaymyo dheefshiid. Tusaale ahaan: bebsin, oo ay soo saaraan qanjidho ku safan calooshu.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur