dheerdheeroQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Geed qoodxeed jeerinka u eg oo leh miro iyo xabag la cuno. 2. Xajiin jirku la barbararo. ld dheedheero, dheerdheere.