dheedheeroo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-raaday, -raatay)

Macnaha:

  1. ld dheerdheeroo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dheerdheeroo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ooday, -ootay)

Macnaha:

  1. Wax dheerdheero hayso noqosho. ld dheedheeroo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur