dheef-burburin
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- (baay.) Burburka dheefsasho ee molikiyuullada waaweyn ee nooluhu, isugu beddelaan kuwo yar yar iyada oo la sii daynayo tamar. Neefsashada ayaa tusaale u ah falgallada taxana ah ee dh.b.ta.

