dheekaa

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Geedgaab qodax aan lahayn oo miro macaan oo la cuno leh iyo xidid wax lagu daweeyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur