dheellitiran

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)

Macnaha:

  1. Wax la dheellitiray noqosho.
  2. Wax la dheellitiray ahaansho.