dheelmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dheelan². ld dheelan¹.

dheelan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Socodka habeenkii la socdo; guuro. ld dheelmid.
  2. Nafley habeen socosho.