dheelsiin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. eeg dheelsii. ld dheelin.

dheelsii

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. 1. Qof ku cayaarid ama dhagrid. 2. ld dheeli.

dheelin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dheeli. ld dhayalin, dhayalis¹, dheelis¹, dheelsiin.