dheeraarin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dheeraari. ld dheeraaris.

dheeraari

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Neef xoolo ah xirid si uu u daaqo, una fogaan.

dheeraaris

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dheeraarin.