dheertaxaniinyo

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Macnaha:

  1. Cayayaan dhulka xammaarta, dhuuban, dheer lugo badan oo qaniinyo kulul. ld dhiirtaxaniinyo, dhuurtaxaniinyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhiirtaxaniinyo

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Macnaha:

  1. ld dheertaxaniinyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhuurtaxaniinyo

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Macnaha:

  1. ld dheertaxa- niinyo.