dhega-adkaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhega-adag. ld dhega-adayg¹, dhega-adkaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhega-adag

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-dkaa, -dkayd)

Macnaha:

  1. Qof aan amarka si sahlan u qaadan ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhega-adayg

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dabci qof leeyahay oo u diida in si sahlan ku fulin waxa loo diray. ld dhega-adkaan.
  2. Ku dh.: cid wax loo diray fulin waayid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhega-adkaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhega-adkow. ld dhega-adkaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur