dhegadhabasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhegadhabo. ld dhegadhabad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhegadhabo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-btay, -batay)

Macnaha:

  1. Dhegaha daaman ku garaacid iyaga oo madaxa ruxaya (xoolo, ugaar, dugaag iwm).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhegadhabad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhegadhabasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur