dhegannuglow

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-laaday, -laatay)

Macnaha:

  1. U dh.: qof waxa la faro si sahlan u qaata noqosho.