dhegaqor

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Summad idaha dhegta looga sameeyo iyadoo labada dhan ee dhegta in yar la gooynayo si ay caarad u yeelato.
  2. Ido, summad dhegaha uga samayn iyadoo labada dhan ee dhegta in yar la goynayo si ay caarad u yeelato.