dhegbas

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Isku illaawidda sheeko dhegeysigeeda la isku illaawo. ld dhegbasid.
  2. Ku dh.: sheeko dhegeysigeed isku illaawid.

dhegbasid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhegbas². ld dhegbas¹.