dhegedQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Midab xoolaha dhanada iyo jaanka cuna ama dhirta qaarkeed daaqa ay gaafurka ku yeeshaan. 2. Carro cusboole ah. 3. Wasakh, uskag.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00