dhegeysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhegeyso. ld dhegeysad, dhegeysi.

dhegeyso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Dhawaaq, shanqar iwm dheg u dhigid. 2. Cid hadal loo soo jeedinaayo ismoogeysiin.

dhegeysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhegeysasho.

dhegeysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhegeysasho.