dhegnuugsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhegnuugso. ld dhegnuugsad, dhegnuugsi (2).

dhegnuugso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. War si dadban u dhegeysasho.

dhegnuugsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dhegnuugsasho.