dhegraacid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhegraac².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhegraac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Ballaarinta beer la ballaarinayo oo bowdka la fakinayo.
  2. Beer bowdkeeda fakin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur