dhegsanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhegsan. ld dhegsanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhegsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax meel ku naban ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhegsanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld dhegsanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur