dhegtaagid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhegtaag.

dhegtaag

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Macnaha:

  1. U dh.: wax maqalkooda u dhegraaricin.