dhegxumaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhegxun. ld dhegxumaansho, dhegxumi, dhegxumo.

dhegxun

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-umaa, -umayd)

Macnaha:

  1. Cid aan sumcad lahayn ahaansho.

dhegxumaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld dhegxumaan.

dhegxumi

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Sumcad aan wanaagsaneyn oo cidi yeelato. 2. Ceeb. ld dhegxumaan.

dhegxumo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dhegxumaan.