dhengedee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-eeyay, -eysay)

Macnaha:

  1. Cid dhengad ku tumid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur