dhereb

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Idiin xarar iyo faraq lagu qurxiyo oo lagu qaado carruurta; furaad. ld dharab³ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

furaad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Idiin si gaar ah loo qurxiyey oo carruurta lagu xambaaro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur