xantooboQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ooyin, m.l)Macnaha: In kol shanta farood iyo calaacasha lagu qabto oo lagu qaado.